Hees ay soo qaadeen kooxda Waayaha cusub oo fal-celin adag kala kulantay Baraha bulshada

Hees looga soo horjeeday madaxda uu muddo xileedkooda gebagebada yahay ee dowlada Somalia ayaa saacadihii la soo dhaafay si weyn u qabsatay baraha bulshada. Heestan oo loo bixiyey (Nabar iyo Naxdin) oo lidi ku ah halka ku dhega dowladda ee (Nabad iyo Nolol) ayaa waxaa qaaday fanaaniin ka tirsan kooxda waayaha cusub oo ku sugan … Continue reading Hees ay soo qaadeen kooxda Waayaha cusub oo fal-celin adag kala kulantay Baraha bulshada